dhawaati (2) Geel badan oo isdaba jooga raad samayn.
dhawaatiyid eeg dhawaati².
dhawan ld dhaawan.
dhawanaan ld dhaawanaan.
dhawanaansho ld dhaawanaan.
dhawasho ld dhaawasho.
dhawdhaw Gargaraacidda; dubbaynta.
dhawdhawle Shimbir dhoor iyo af dhuuban oo xooggan leh oo hoygeeda geedaha ka samaysata. ld dhawdhawley.
dhawdhawley ld dhawdhawle.
dhawee ld dhowee.
dhaweyn ld dhoweyn.
dhaweysad ld dhoweysasho.
dhaweysasho ld dhoweysasho.
dhaweysi ld dhoweysasho.
dhaweyso ld dhoweyso.
dhawid ld dhaawid.
dhawis ld dhaawid.
dhawo ld dhaawo.
dhawow ld dhowow.
dhawr (1) Tiro laba ka badan kana yar siddeed. ld dhowr.
dhawr (2) Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano'ama 'difaac'micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
dhawr (3) Wixii waxyeello leh oo dhan.
dhawr (4) 1. Xumo ka ilaalin; xannaanayn. 2. Fiirin; u jeedid; eegid. 3. Sugid; korosho.
dhawraari Wax dhawraarin u samayn.
dhawraarimo ld dhawraarin¹.
dhawraarin (1) Wax, wax kale gaashaan dhibaato uga ah. ld dhawraarimo.
dhawraarin (2) eeg dhawraari.
dhawrad Nafley feejignaan badan.
dhawradnimo Dhawrad ahaansho.
dhawran Wax la xafiday ahaansho.
<< < 386 387 388 389 390 391 392 393 394 395 396 > >>