Ereyga Maanta: sibirayn
garhay Awr hoggaamin; dad ama wax kale hogaami.
garhayn eeg garha.
garhel Qof dacwo uga ray.
garhelid eeg garhe.
garid eeg gar.
gariir (1) 1. Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo. 2. ld gallayr. 3. ld gariiri.
gariir (2) Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxash.
gariir-cabire (jool.) Aalad lagu kaydiyo naxdinta dhulgariirk.
gariirad Qeybta kor iyo hoos u loodsami karta ee kor u haysa qeybta sare ee baabuurka; mooll.
gariiri Gariir ku ridi.
gariirid eeg gariir². ld gariir¹ (3.
gariirin eeg gariir.
gariiriso Qandho, xummad iyo gariir badan oo duumo keent.
gariirshe Qori yar kankoonsan, af dhuuban, oo caruurta sibirka ku wareejiyaan iyaga oo xarig la dhacaya; dhulma.
garlibaax Bulka uu geedka galleydu soo rido inta uusan sabuulka yeela.
garmaal G. ah: geel la dhaqayo caano dartii.
garmaamayn eeg garmaamee. ld garmaame (3.
garmaame 1. Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah. 2. Dhoollatusad. 3. ld garmaamay.
garmaamee 1. Garmaame samayn (faras). 2. Dhoolla-tusad samay.
garmadoobe ld garmado.
garmadow Nin da'diisu u dhaxeyso soddon ilaa afartan jir. ld garmadoob.
garmalleyti ld garmalleyt.
garmalleyto Nin weyn oo aan gar u soo bixin. ld garmalleyt.
garmaqaate 1. G. ah: qof madax adag oo aan gar qaadan. 2. Bud gaaban, xooggan, labada dhinac ka fiiqan, oo wax lagu halgaad.
garmari Cid, cid kale gar ka dhexeysa kala doodi.
garmarin eeg garmar.
garmash G. ah: rooti aad loo bisleeya.
garnaq (1) 1. Dhexdhexaadin loo sameeyo dad wax isku haya. 2. ld garniqi.
garnaq (2) U g.: laba qof oo wax isku haya dhexdhexaadi.
garnayl Bambo yar oo gacanta lagu tuur.
<< < 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 > >>