Ereyga Maanta: dhaawanaan
durqun Hadal xaniif iyo gardarro leh oo la is dhaafsado.
durraamad ld durraamasho.
durraamasho eeg durraamo. ld durraamad.
durraamo (1) D. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay.
durraamo (2) 1. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) Ka d./d.: wax weyddiisasho saraadii ku jirto; yu'asho; dhaawasho.
durrin Dhul bannaan oo degaanka ku wanaagsan. ld derrin.
durriyad Dad aabbe keliya ka soo wada farcamay.
durruje Nooc quraca waaweyn ka mid ah.
durruq (1) D. ah: neef, cudur iyo da'la tabar darreeyey.
durruq (2) Neef, cudur iyo da'awgeed la tabar darreyn.
durruqaan 1. Ci'da dameeraha. 2. Hadal edebdarro ku jirto oo qof aan xishoonayni ku hadlo.
durruqid eeg durruq².
durruqsad ld durruqsasho.
durruqsasho eeg durruqso. ld durruq- sad.
durruqso Si itaal yari iyo jirro ka muuqato u socosho.
duruf (duruf/-fyo/-ruuf, m.dh) 1. ld duluf. Derin, jawaan, raar iwm oo duugoobay. 2. Jawaan maran.
durug 1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.
durugsan 1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld durjisan, duruqsan.
durugsanaan eeg durugsan. ld dur- jisnaan, durjisnaansho,durugsanaansho.
durugsanaansho ld durugsanaan.
durugsasho eeg durugso. ld durjisad, durjisasho, durugsad, durugsi, duruqsad.
durugsi ld durugsasho.
durugso Wax meel yaal sikisasho.
duruq ld durug.
duruqsad ld durugsasho.
duruqsan ld durugsan.
duruqsanaan ld durugsanaan.
duruqsanaansho ld durugsanaan.
duruqsasho ld durugsasho.
duruqsi ld durugsasho.
<< < 483 484 485 486 487 488 489 490 491 492 493 > >>