Ereyga Maanta: xug
raaqraaqMuddo noo-laansho.
raaqraaqideeg raaqraaq.
raaqraaqinSiima raaqraaqin: siima jirin, siima noolaan.
raar11. Gogol caws ka samaysan oo dun lagu xardhay. 2. Dhismo kor u dheer oo dusha sare lagaga deday qoryo, caws iwm oo laga fuulo, bahalaha, qaniinka, kaneecada iwm. 3. Qoryo, dhagxaan iwm oo la is dul saaray oo sallaan ahaan loo adeegsado. 4. Qoryo ceelka afkiisa lagu dadbo.
raar21. Guriga gudihiisa qaybta dambe ee saabaanka muhiimka ah la dhigto. 2. Sariir qoryo ka samaysan.
raar31. Wax meel sare saarid. 2. Raar dhisid.
raarac11. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.
raarac2Wax meel sare ka soo laallaadid.
raaracan1ld raa-racsan¹.
raaracan2ld raa-racsan².
raaracmidld raaracsamid.
raaracnaanld raaracsanaan.
raaracnaanshold raaracsanaan.
raaracsadld raaracsasho.
raaracsamideeg raaracsan¹. ld raa-racmid.
raaracsan1Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan¹.
raaracsan2Wax meel ka soo laallaada ahaansho. ld raaracan².
raaracsanaaneeg raaracsan². ld raaracnaan, raaracnaansho, raaracsa-naansho.
raaracsanaanshold raaracsanaan.
raaracsashoeeg raaracso. ld raaracsad, raaracsi.
raaracsild raaracsasho.
raaracsoWax meel ka laallaadsasho.
raaran1Wax la raaray noqosho.
raaran2Wax meel sare saaran ahaansho.
raarashoeeg raaro.
raarbiyoodRaar meydka lagu dhaqo.
raarcawRaar yar oo caws laga sameeyey oo la goglado.
raardhismeRaar weyn oo loo sameeyo in aqalka lagu dado.
raargogolRaar si gaar loo sameeyo oo loogu talo galo in la goglado.
raari1. Nooc bariiska ka mid ah oo ka baxa waddanka Barma. 2. Meel dhir dhaadheer oo badan leh.
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 > >>