Ereyga Maanta: gembin
oomaarideeg oomaar².
oomaarineeg oomaari.
oomanaynBiyo ka saaridda walax.
oomane(c.cimi.) Roob yari: badanaa waxaa lagu isticmaalaa cimilo ama gobol uu roobku ku yaryahay oo uu deegaanta si liidata ugu filanyahay. Mararka qaarkood waxaa lagu isticmaalaa meelaha celceliska roobku ka yaryahay 250 mm (10 hiisk).
oomane-u-eke(juqr.) Ereyo loo istiicmalo cimilada iyo deegaanta siday u kala horeeyaan gobollada cidhifyada lamadegaannada halkaasoo roob sannadeedku in yar badanyahay deegaantuna xoogaa ka filiqsantahay meelaha ku xiga, sida lamadegaanka kulul iyo safaanaha dhexdooda.
oomasooreDhul oommane ah oo aan dad iyo duunyo midna joogin.
oomatiWax la quuto.
oomi1. Nafley biyo u diidid. 2. Cid hadal badan ku daalin.
oomideeg oon³.
oomineeg oomi.
oomiye(daaw.) Kaadisokorow.
oomman1. Cid wax oon hayo ahaansho. 2. Cid wax si aad ah wax ugu baahan ahaansho.
oommanaaneeg oomman. ld oommanaansho.
oommanaanshold oommanaan.
oommane1. Meel aan biyo lahayn. 2. O. ah: dhaan aan gaarin biyihii meesha uu ka heli lahaa.
oommanoobideeg oommanow.
oommanowNalfey wax oon haayo noqosho.
oon1Baahi biyo la cabbo loo qabo; harraad.
oon2Wax kasta oo la cuno ama la cabbo, cunto.
oon3Biyo rabid.
oonbeel1ld onbeelid.
oonbeel2Biyo aan laga dhergin cabbid; harraadbeel.
oonbeelideeg oonbeel². ld oonbeel¹.
oonguulO. ah: xoolo aroor ah oo baryey xeradoodii meel aan ahayn.
oontirNafley biyo ay oonka uga baxdo siin.
oontirideeg oontir.
oorMiro yaryar oo udgoon oo ay dumarku isku carfiyaa.
oordinayt(xis.) Kulanka-y oo barbarro ahaan loogu cabbiro dhidibka-y ee ku yaalla habdhiska kulannada kaartis (Barbardhig Absiisa).
ooriHaweeney la qabo; afo.
ooriyoHanti ganaax ahaan looga qaado nin mehersaday gabadh nin kale u dooneyd.
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 > >>