Ereyga Maanta: tefiir
abaabideeg abaab². ld ababid. ld abaab¹, abaabis.
abaabinld ababin.
abaabisld Abaabid; ababid. ld ababis.
abaabul1ld abaabulid.
abaabul2Si hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin.
abaabulanWax la abaabulay ahaansho (hawl).
abaabuleQof hawl qabanqaabiya; qabanqaabiye.
abaabulideeg abaabul². ld abaabul¹.
abaabulnaaneeg abaabulan. ld abaabulnaansho.
abaabulnaanshold abaabulnaan.
abaad1ld abaabid.
abaad21. Ku a.: muddo dheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid. 2. Duugoobid.
abaadi1. (f.g) Baadi goobisteed raajin. 2. (f.mg) Ku a.: wax xaalad gaar ah ku raajin. ld abaadsii.
abaadideeg abaad². ld abaad¹.
abaadineeg abaadi. ld abaadsiin.
abaadsiild abaadi.
abaadsiinld abaadin.
abaahi1Isutagga awrka iyo hasha. ld abaahiyid.
abaahi2Hal kudid (awr).
abaahineeg abaahi². ld abaahiyid.
abaahiqabld buudhqab.
abaahisld abaahiyid.
abaahiyidld abaahi¹, abaahin, abaahis.
abaaji1Xoolo lumay oo waa dambe la tabay.
abaaji2Xoolo lumay waa dambe tebid.
abaajiyideeg abaaji².
abaal1. Samo cid loo galo. Tus. “Cali, abaal buu ii galay”. 2. Xasuusta wanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay. Tus. “Xasan, abaal baan u hayaa”.
abaalceliU a.: abaal la isu galay gudid.
abaalcelineeg abaalceli. ld abaalcelis.
abaalcelisld abaalcelin.
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>