kasbasho eeg kasbo².
kasbayn eeg kasbee.
kasbee Badar jawaan ku jira kasbo ku hubin.
kasbid eeg kasab².
kasbo (1) Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay.
kasbo (2) 1. Wax tacbasho. 2. Cid kalsoonideeda hanasho.
kasdaran Wax aan garasho badan lahayn ahaansho.
kasdarnaan eeg kasdaran. ld kasdar-naansho.
kasdarnaansho ld kasdarnaan.
kasdarro 1. Garasho yari. 2. Degga-naan la'aan iyo fudfudeyd cidi leedahay.
kashif (1) 1. K. ah: meel aan asturneyn. 2. Fadeexad. 3. ld kashifid.
kashif (2) 1. Wax la qariyey sheegid. 2. Cid fadeexo ku sameyn.
kashifaad ld kashifid.
kashifan (1) 1. Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho. 2. Wax la ceebeeyey noqosho.
kashifan (2) 1. Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho. 2. Wax la ceebeeyey ahaansho.
kashifid eeg kashif². ld kashif¹ (3), kashifaad.
kashifmid eeg kashifan¹.
kashifnaan eeg kashifan². ld kashif-naansho.
kashifnaansho ld kashifnaan.
kashiiddo ld kashiito.
kashiisho Badar la shiiday oo la karshey oo lagu cuno sanuunad ama caano; soor. ld gashiisho.
kashiito Nafley caws ku nool ah oo leh qodxo dhaadheer oo midabbo caddaan iyo madow isugu jira leh, beerahana aad u waxyeelaysa; yaadaddo; dhiddo; caanaqub.
kashkaash (1) Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.
kashkaash (2) Caws, nagaar iwm aqal ku goglid.
kashkaashad eeg kashkaasho.
kashkaashan Wax la kashkaashay ahaansho.
kashkaashid eeg kashkhaash². ld kashkaashis.
kashkaashis ld kashkaashid.
kashkaashnaan eeg kashkaashan. ld kashkaashnaansho.
kashkaashnaansho ld kashkaash-naan.
<< < 890 891 892 893 894 895 896 897 898 899 900 > >>