cuudineeg cuudi.
cuulWax hullaab ku qarin (qof).
cuulanQof wax la cuulay ahaansho.
cuulideeg cuul.
cuulnaaneeg cuulan. ld cuulnaansho.
cuulnaanshold culnaan.
cuun1. Meel dhir badan oo jiq ah. 2. Dab, webi, bad iwm agtooda.
cuur11. Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan. 2. C. ah: wax badan meel ku wada urursan.
cuur2Weel aad u buuxin.
cuuradld cuurasho.
cuuran1Wax aad u buuxa noqosho (weel).
cuuran2Wax la cuuray ahaansho (weel).
cuurashoeeg cuuro. ld cuurad.
cuurcuurSocoshada gaar ah haweeney gaboobtay oo butucsan.
cuurideeg cuur².
cuurmideeg cuuran¹.
cuurnaaneeg cuuran². ld cuurnaansho.
cuurnaanshold cuurnaan.
cuuroWeel aad u buuxsasho.
cuurxiradGod gaar ahaaneed oo ka mid ah godadka lagu dheelo ciyaarta leylada oo qof u xiran.
cuwaafCunto yar oo khafiif ah oo la cuno inta u dhexeysa waqtiyada rasmiga ah ee wax la cuno.
cuwaafadcuwaafasho.
cuwaafashoeeg cuwaafo. ld cuwaafad.
cuwaafoCuwaaf cunid.
<< < 90 91 92 93 94 95