labakaclayneeg labakaclee. ld labakacle.
labakacle1. Iyadoo la ordayo oo marba lug lagu boodo. 2. Orod, socod, hawl iwm oo dardar cusub lagu kordhiyo. ld labakaclayn.
labakacleeLabakacle samayn.
labakelyoodL. ah: qof dhiiran.
labaleexadld laballeexad.
labalegdeyneeg laballegdee.
laballaab11. L. ah: tiro lagu daray tiro la eg. 2. Wax lagu xoojiyay wax la mid ah. ld laballaabid, labanlaab¹.
laballaab21. Tiro, tiro la eg ku darid. 2. Wax, wax la mid ah ku xoojin. ld labanlaab².
laballaaban1Wax la labanlaabay noqosho. ld labanlaaban¹.
laballaaban2Wax la labanlaabay ahaansho. ld labanlaaban².
laballaabayneeg laballaabee. ld laballaabays.
laballaabaysld laballaabayn.
laballaabeeLaba arrimood oo wax laga qaban lahaa ku tallamid.
laballaabideeg laballaab². ld labalaab¹, labanlaabid.
laballaabmideeg laballaaban¹. ld labanlaabmid.
laballaabnaaneeg laballaaban². ld laballaabnaansho, labanlaabnaan, labanlaabnaansho.
laballaabnaanshold laballaabnaan.
laballaaboobideeg laballaabow². ld laballaabow¹.
laballaabooti1. Laballaabee. 2. Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.
laballaabootineeg laballaabooti. ld laballaabootis.
laballaabootisld laballaabootin.
laballaabow1Kala doorashawaayidda qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayo. ld laballaaboobid.
laballaabow2Qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayid.
laballabeeLaba arrin oo gudboon kala dooran waayid.
laballabeyneeg laballabee.
laballabo11. Wax laballabo isugu lammaan. 2. Laba arrimood oo gudboon oo la kala dooran waayo.
laballabo2Tirooyin badan oo middiiba labo ka koobantahay.
laballafoodL. ah: qof dheer oo laf weyn.
laballeexadSocod dan la'aan ah oo uu qofku iska wareego. ld labaleexad.
laballegdeeGogol korkeed ama meel kala isku rogrogid.
<< < 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 > >>