abasaxsanaanshold abasaxsanaan.
abashuqleGuux iyo abur uu afka ka keeno awr doobbo soo ridi waayey. ld aburshuqle.
abashuqleeAbashuqle samayn (awr). ld aburshuqlee.
abashuqleyneeg abashuqlee. ld aburshuqlayn.
abasixideeg abasax².
abataqanMeel aad uga fog qofka hadlaaya.
abaydimiIlmo yar abaydin ka dhigid.
abaydimineeg abaydimi.
abaydinA. ah: ilmo yar oo naaska hooyo aan nuugin.
abbaan1. Qof cid magan geliyey. 2. Qof, cid magan u ah.
abbaanduulCilmiga barashada hoggaaminta ciidamada xagga dagaalka. ld ammaanduul.
abbaanduule1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliye-xigeenka gaas, guuto, qayb iwm ee ciidamada. ld ammaanduule.
abbaannimoAbbaan ahaansho.
abbaansashoeeg abbaanso. ld abbaansi.
abbaansild abbaansasho.
abbaansoCid abbaan u noqosho (qof).
abbaanwarreLaba isu dhaxday kan labka ah; say.
abbaar11. Meel ku aadkeeda. 2. ld abbaarid.
abbaar2Hadal, arrin iwm sida ku habboon ee looga baahanyahay. Tus. “Hadalka abbaartiisu sidaa ma ahayn.”
abbaar31. (f.g) Si toos ah oo aan leexleexasho lahayn wax u aadid. 2. (f.mg) Ku a.: wax kale ku toosin.
abbaaran11. Ku a.: wax waqti go'an meel ku aaddan noqosho. 2. Ku a.: wax meel ku aaddan noqosho.
abbaaran21. Ku a.: wax waqti go'an meel ku aaddan ahaansho. 2. Ku a.: wax meel ku aaddan ahaansho.
abbaareQiyaasta ugu dhow wax aan la hubin oo la qiyaaso. Tus. “Waxaan ku sugayaa abbaaraha lix saac”.
abbaarideeg abbaar³. ld abbaar¹.
abbaarmideeg abbaaran¹.
abbaarnaaneeg abbaaran². ld abbaarnaansho.
abbaarnaanshold abbaarnaan.
abbaarqaadashoeeg abbaarqaado.
abbaarqaadoKa a.: meel jahadeeda meel kale uga tilmaan qaadasho.
abbaarsiiWax meel ama wax kale ku aaddin.
<< < 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 > >>