abaabid eeg abaab². ld ababid. ld abaab¹, abaabis.
abaabin ld ababin.
abaabis ld Abaabid; ababid. ld ababis.
abaabul1 ld abaabulid. abaabul2 Si hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin. abaabulan Wax la abaabulay ahaansho (hawl).
abaabule Qof hawl qabanqaabiya; qabanqaabiye.
abaabulid eeg abaabul². ld abaabul¹.
abaabulnaan eeg abaabulan. ld abaabulnaansho.
abaabulnaansho ld abaabulnaan.
abaad1 ld abaabid. abaad2 1. Ku a.: muddo dheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid. 2. Duugoobid. abaadi 1. (f.g) Baadi goobisteed raajin. 2. (f.mg) Ku a.: wax xaalad gaar ah ku raajin. ld abaadsii.
abaadid eeg abaad². ld abaad¹.
abaadin eeg abaadi. ld abaadsiin.
abaadsii ld abaadi.
abaadsiin ld abaadin.
abaahi1 Isutagga awrka iyo hasha. ld abaahiyid. abaahi2 Hal kudid (awr). abaahin eeg abaahi². ld abaahiyid.
abaahiqab ld buudhqab.
abaahis ld abaahiyid.
abaahiyid ld abaahi¹, abaahin, abaahis.
abaaji1 Xoolo lumay oo waa dambe la tabay. abaaji2 Xoolo lumay waa dambe tebid. abaajiyid eeg abaaji².
abaal 1. Samo cid loo galo. Tus. “Cali, abaal buu ii galay”. 2. Xasuusta wanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay. Tus. “Xasan, abaal baan u hayaa”.
abaalceli U a.: abaal la isu galay gudid.
abaalcelin eeg abaalceli. ld abaalcelis.
abaalcelis ld abaalcelin.
page : 9 of 1584
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>