Ereyga Maanta: cashrin
naamuusiyad ld maamuusiyad.
naamuusjab (1) ld maamuusjab¹.
naamuusjab (2) ld maamuusjab².
naamuusjebi ld maamuusjebi.
naamuusjebid ld maamuusjebid.
naamuusjebin ld maamuusjebin.
naanays (1) Magac dheeri ah oo loo yaqaan qof, kaas oo aan ahayn magaciisa dhabta ah; koofaar. ld naynaas¹.
naanays (2) (kiim.)Hab loo qoro iskudhis kimikaad iyadoo la isticmaalayo summadaha atamyada ku jira. Hoosgalayaashu waxay u taaganyihiin tirada atamyada. Naaneys molikiyuulku waxay ku tustaa oo keliya nooca iyo tirada atamyada ah ee ku jira iskudhiska. Dhis naaneys molikuyuulkuna waxay muujisaa sida atammadu u ratibanyihiin.
naanays (3) 1. Ku n.: qof magac dheeri ah oo aan kiisii dhabta ahaa ahayn u bixin. 2. Ku n.: cid falkeeda dhaliilid. ld naynaas².
naanaysan ld naynaasan.
naanaysid eeg naanays³. ld naynaasid.
naanaysnaan ld naynaasnaan.
naanaysnaansho ld naynaasnaan.
naannaab (1) ld naabnaab¹; naabnaabid.
naannaab (2) ld naabnaab².
naannaabi ld naabnaabi.
naannaabid ld naabnaabid.
naannaabin ld naabnaabin.
naanni Meel la dhisay oo dhoobo laga sameyey oo marka xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo, berked yar; dar.
naaqiib Nooc kalluunka ka mid ah.
naaqis (1) ld naaqus¹.
naaqis (2) ld naaqus².
naaqish La n.: arrin falanqeyn.
naaqishid eeg naaqish.
naaqisi ld naaqusi.
naaqisid ld naaqusid.
naaqisin ld naaqusin.
naaqus (1) 1. N. ah: wax aan dhaamayn. 2. N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis¹.
naaqus (2) 1. Wax yaraaday noqosho. 2. Qof aan dhammayn noqosho. ld naaqis².
naaqusi Wax naaqus ka dhigid. ld naaqisi.
<< < 1111 1112 1113 1114 1115 1116 1117 1118 1119 1120 1121 > >>