dalambaabbinld dalambaabbiyid.
dalambaabbiyideeg dalambaabbi. ld dalambaabbi¹ (2), dalambaabbin.
dalanWax asqo hayso noqosho.
dalandal11. D. ah: ilmo socod barad. 2. ld dalandalid.
dalandal2Ilmo, socod barasho.
dalandalideeg dalandal². ld dalandal¹ (2).
dalandool11. Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho. 2. ld dalandoolid.
dalandool2Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.
dalandoolideeg dalandool². ld dalandool¹ (2).
dalandoolliCayayaan caanallusha la eg isku bahna yihiin oo hargaha iyo lafahaba xagata. ld dalandoolyo.
dalandoolyold dalandoolli.
dalankac11. Masiibo. 2. ld dalankicid.
dalankac2Masiibo la kulmid.
dalankacayneeg dalankacee.
dalankaceeSi celcelis ah u turanturrood.
dalankacideeg dalankac². ld dalankac¹ (2).
dalankicideeg dalankac². ld dalankac¹ (2).
dalaqCod tilmaama socod kedis ah.
dalaqoonDalyaqaan.
dalaw11. ld dalow 1 (3). Baaldi. 2. ld dalaaw¹.
dalaw2ld dalaaw².
dalawiD. ah: neef geel ah oo caana badan; madi.
dalayneeg dalee.
dalbajuucoDalab weyn.
dalballaarsild dhulballaarsi.
dalbashoeeg dalbo.
dalbideeg dalab³.
dalbo1eeg dalab².
dalbo21. Dalab sameyn (qof). 2. Ciidan amar siin. 3. Isu baaqid (turub).
dalbooleQof dalbo leh.
<< < 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 > >>