Ereyga Maanta: karkoor
dhaqanwareerin eeg dhaqanwareeri. ld dhaqanwareeris¹.
dhaqanwareeris (1) ld dhaqanwareerin.
dhaqanwareeris (2) ld dhaqanwareerid.
dhaqanwareersan Wax dhaqanewareeray ahaansho.
dhaqanwareersanaan eeg dhaqan- wareersan. ld dhaqanwareersanaansho.
dhaqanwareersanaansho ld dha- qanreersanaan.
dhaqanxumaan eeg dhaqanxun. ld dhaqanxumaansho, dhaqanxumi, dhaqan- xumo.
dhaqanxumaansho ld dhaqanxumaan.
dhaqanxumi Hab aan wanaagsanayn oo loo dhaqmo. ld dhaqanxumaan.
dhaqanxumo ld dhaqanxumi.
dhaqanxun Qof, hab aan wanaagsanayn u dhaqma ahaansho.
dhaqasho eeg dhaqo. ld dhaqad.
dhaqayo Neef muddo la maalayey.
dhaqayoobid eeg dhaqayow.
dhaqayow Neef xoolo ah, dhaqayo noqosho.
dhaqays Toogashada bar astaysan la toogto.
dhaqaysad ld dhaqaysasho.
dhaqaysasho eeg dhaqayso. ld dhaqaysad, dhaqaysi.
dhaqaysi ld dhaqaysasho.
dhaqayso Bar astaysan toog ku barasho.
dhaqdhaq (1) 1. Wax yar oo dufan ah ama caano ama biyo ama wax la mid ah oo wax lagu agloolo ama lagu xalo. 2. Caano ama biyo yar oo weel salkiisa ku haray. 3. ld dhaqdhaqid.
dhaqdhaq (2) Dhawr jeer biyo ku xalid.
dhaqdhaqid eeg dhaqdhaq². ld dhaqdhaq¹ (3).
dhaqdhaqsasho eeg dhaqdhaqso.
dhaqdhaqso Degdegid; ku dheerayn.
dhaqid eeg dhaq. ld dhiqid.
dhaqlayn eeg dhaqlee. ld dhaqlays.
dhaqlays ld dhaqlayn.
dhaqlee Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.
dhaqmaad (1) 1. Dhaqmidda; asluub; nolol. 2. Wax la isticmaalay, wax aan cusub ahayn.
<< < 379 380 381 382 383 384 385 386 387 388 389 > >>