qaroofan (1) Wax soo qalloocsan noqosho.
qaroofan (2) Wax la soo qalloocshey ahaansho.
qaroofid eeg qaroof.
qaroofmid eeg qaroofan¹.
qaroofnaan eeg qaroofan². ld qaroofnaansho.
qaroofnaansho ld qaroofnaan.
qaroomaale Caws adag oo rarada laga sameeyo.
qaroomato Dhacarato. ld qaroomaysato.
qaroomaysad ld qaroomaysasho.
qaroomaysasho eeg qaroomayso. ld qaroomaysad, qaroomaysi.
qaroomaysato ld qaroomato.
qaroomaysi ld qaroomaysasho.
qaroomayso Meel dhacar leh ku noolaansho.
qaroon Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.
qaroor Ul dhumuc leh, weyn oo lagu dagaallamo.
qarow (1) ld qaraw¹.
qarow (2) ld qaraw².
qarqar (1) Inta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg.
qarqar (2) Qarqaryo dareemid.
qarqarayn eeg qarqaree.
qarqaree Dhul buuraley ah qardajeexid.
qarqari Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.
qarqarid eeg qarqar².
qarqarin eeg qarqari.
qarqariye 1. Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo. 2. (-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.
qarqariyo ld qarqariye.
qarqarrooti (1) 1. Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo. 2. ld qarqarrootiyid.
qarqarrooti (2) Socod dheeldheelli ah socosho.
qarqarrootiyid eeg qarqarrooti². ld qarqarrooti¹ (2).
qarqarsi (1) Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.
<< < 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 > >>