Ereyga Maanta: laabsami
dhebilisasho ld dhibidhisasho.
dhebiliso ld dhibidhiso.
dheddig 1. Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo, kan wax dhala oo nuujiya; dumar. 2. Dh. ah: wax dumareed ah. ld dhaddig, dhiddig.
dheddigee 1. (f.g) Dheddig ka dhigid. 2. (f.mg) Dheddig keliya dhalid (nafley). ld dhaddigee, dhiddigee.
dheddigeyn eeg dheddigee. ld dhaddigeyn, dhiddigeyn.
dheddignimo Dheddig ahaansho. ld dhaddignimo, dhiddignimo.
dheddigood Dumar. ld dhaddigood, dhiddigood.
dheddin Geed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka dhagaxa leh oo dhala malmal. ld dhiddin.
dhedeysad ld dhedeysasho.
dhedeysasho eeg dhedeyso. ld dhedeysad, dhedeysi.
dhedeysi ld dhedeysasho.
dhedeyso Socod habeen haween ugu haasaawo tegid.
dhedhemi ld dhadhami.
dhedhemid ld dhadhamid.
dhedhemin ld dhadhamin.
dhedhemis ld dhadhamin.
dhedhemo ld dhadhamo.
dhedhen (1) ld dhadhan¹.
dhedhen (2) ld dhadhan².
dhedhensad ld dhadhansasho.
dhedhensasho ld dhadhansasho.
dhedhensi ld dhadhansasho.
dhedhensii ld dhadhansii.
dhedhensiin ld dhadhansiin.
dhedhensiis ld dhadhansiin.
dhedhenso ld dhadhanso.
dhedo Qabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.
dhedoobid eeg dhedow.
dhedow Dhedo yeelasho.
dheecaamid ld dhacaamid.
<< < 391 392 393 394 395 396 397 398 399 400 401 > >>