darbideeg darab³.
darbineeg darbi². ld sarbin.
darbo11. Si xoog ah uu kubbad lugta loogu laado. 2. Khayaano faa'iido weyn lagu helo. ld darbad (3).
darbo21. Darab qaadasho. 2. U d.: qof hawl isu diyaarin.
darbuugad(muus.) Naaro; daf.
darbuushld tarbuush.
dardaaran11. Ballan uu dhaafo qof oo ku saabsan sida hantidiisa laga yeelayo dhimashadiisa kaddib. 2. Ballan uu dhaafo qof tegayo oo ku saabsan sida laga yeelayo reerkiisa inta uu maqanyahay.
dardaaran21. Qof dhimashadiisa kaddib sida hantidiisa la yeelayo ka ballamid. 2. Qof tegaya sida reerkiisa laga yeelayo ka ballamid.
dardaarmideeg dardaaran².
dardaarweriU d.: qof u sheegid dareen iyo dhibaata xun oo ku soo socota.
dardaarwerineeg dardaarweri. ld dardaarweris.
dardaarwerisld dardaarwerin.
dardar1ld dardarid.
dardar21. Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar. 2. Jiiridda wax la jiiro. 3. D. ah: dhabbe aad loo maro.
dardar3Wax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.
dardaran1Wax la dardaray noqosho. ld berberan¹, derderan¹.
dardaran2Wax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan², derderan².
dardarideeg dardar³. ld barbarid, berberid, dardar¹, derder¹, derderid.
dardarmideeg dardaran¹. ld berbermid, derdermid.
dardarnaaneeg dardaran². ld barbarnaan, barbarnaansho, berbernaan.
dardarnaanshold dardarnaan.
dardarsamideeg dardarsan.
dardarsanIsku d.: qof gabow, naxdiin iwm awgood, wax la garan waayey noqosho.
dardhaaf1U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.
dardhaaf21. (f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid. 2. (f.mg) Dar buux-dhaafid.
dardhaafiDar biyo ka badan ku shubid.
dardhaafideeg dardhaaf². ld dardhaaf¹.
dardhaafineeg dardhaafi. ld dardhaafis.
dardhaafisld dardhaafin.
dardhadld dardhasho.
<< < 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 > >>