Ereyga Maanta: caynaano
geelwaaqis  ld geelwaa.
geelxeraad  Geel loo xerageeyey meel reerka ka fo.
geenyo  Faras dheddi.
geeraar1  Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeey. geeraar2  Geeraar tiri. geeraarid  eeg geeraar.
geeraarshaa  ld geeraarsh.
geeraarshe  Nin geeraar tiriya. ld geeraarsha.
geeri  Wed; dhimasho.
geeriggo'an  Meel aan dad joojin, aan wax dhaqaaqa joogin; cidla'. ld eeriggo'a.
geeriyoo  Wax dhintay noqosho (nafley). ld geeryoo.
geeriyood  eeg geeriyoo. ld geer-yoomi.
geeryoomid  ld geeryoo.
geeryoon  ld geeryo.
gees1  1. Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda. 2. Dhinac; hareer. 3. Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdaree. gees2  1. Dhan; dhinac; jaho. 2. G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taada iwm: dhinacayga, dhinacaaga iw. gees-muusaale  Eelada (deerada) kolkaa la soo baxaysa geesa yar yar oo fiiqfiiqa.
geesaari  Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar.
geesaas  1. Baroorta naagaha. 2. Baroor- diiq aan dhab ahayn. 3. Ugax gacanta lagu sameeyey. ld geesaasi.
geesaasid  ld geesaa.
geesacarro  Neef leh geeso aan jirriddooda lafta madaxa haysan oo marka la taabto ruxanayaa.
geesaley  Xoolaha iyo ugaarta inta geesaha le.
geesarriyaad  ld geesarriyoo.
geesarriyood  Geed faalala oo leh miro yaryar oo sida geesaha ariga u dhuudhuuban oo la cuno. ld geesarriyaa.
geesasaar1  1. Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro. 2. Xarig yar oo marka lo'da la lisaayo geesaha looga xir. geesasaar2  Sac la lisaayo geesaha ka xirid. ld geesasaar. geesasaarid  eeg geesasaar.
geesaxir  ld geesxir.
geesdareen  Labada gees, jiljilicsan, madaxa cayayaanka qaarkii ku yaal, oo ay wax ku dareemaa.
geesee  1. (f.g) Wax gees u yeelid. 2. (f.mg) U g.: meel, magaalo iwm dhinac uga xigi.
page : 57 of 102
<< < 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 > >>