dawdar21. Isku d.: koox dad ah dhexgelid. 2. ld dowddar².
dawdaranKa d.: wax aan daw lahayn ahaansho.
dawdarideeg dawdar². ld dawdar¹; dowddarid.
dawdarnaaneeg dawdaran. ld dawdarnaansho, dawdarni, dawdarno.
dawdarnaanshold dawdarnaan.
dawdarnild dawdarnaan.
dawdarnimold dowddarnimo.
dawdarnold dawdarnaan.
dawdarrooKu d.: qof, cid kale gaf ku samayn.
dawdarroodeeg dawdarroo.
dawdawleD. ah: qof been badan oo muujiya karti uusan lahayn.
dawdawleeQof been badan karti uusan lahayn muujin.
dawdawleyneeg dawdawlee.
daweeld daawee.
dawerild dawari.
dawerinld dawarin.
daweynld daaweyn.
daweysadld daaweysasho.
daweysashold daaweysasho.
daweysild daaweysasho.
daweysiild daawee.
daweysiinld daaweyn.
daweysold daaweyso.
dawggal11. ld dawggelid. Gabbashada wax la gaadayo meel loogu gabbado. 2. D. ah: arrin iwm oo maangal ah.
dawggal21. (f.g) U d.: wax la gaadayo meel ugu gabbasho. 2. (f.mg) Ugu d.: cid dhibaato gaartay wax u eersasho.
dawggelideeg dawggal². ld dawggal¹ (1).
dawiWax meel fog u gudbin.
dawikhild dawakhi.
dawikhidld dawakhid.
dawikhinld dawakhin.
<< < 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 > >>