Ereyga Maanta: maddooyamaddooyo
hiillis ld hiilin.
hiillo ld hiil¹.
hiilyam (kiim.) Mid ka mid ah neefaha naadirka ah ee ku jira hawada, dhammaantood waxay ka koobanyihiin boqolkiiba .01 ee hawada qallalan; xaddiga hiiliyam mid buu ka yahay 200,000.
hiimammow Waqtiga ay kala guurayaan habeenka iyo maalintu ee aan indhuhu si fiican wax u arkin. ld himahiime, himhimmow, huumammow.
hiimammowsad ld hiimammowsasho.
hiimammowsasho eeg hiimammow-so. ld hiimammowsad, himammowsi, huumammowsad, huumammowsi.
hiimammowsi ld hiimammowsasho.
hiimammowso Wax arki waayid. ld huumammowso.
hiimo (kiim.) Molikiyuul bir ka kooban, kaas oo ugu xidhan borotiinnada sida kooinsaymyada ama kooxo falgallada dedjiya si ay u sameeyaan hiimoboro-tiinno.
hiimofiiliya (daaw.) Astaan ama cudur lagu yaqaanno labka, kaas oo awoodda xinjirowda dhiigga ay ka maqantahay.
hiimoglobiin (c.nafl.) Mid la mid ah koox borotiinno ah oo wareegsan oo badanaaba laga helo xayawaanka iyada oo loo adeegsado inay qaadaan ogsajinta dhiigga.
hiindo Hooyo.
hiinraac Qof si fudud u rumaysta hadallada naca iyo diradiruhu ku jiro.
hiinraag (1) ld hinraag¹.
hiinraag (2) Wax meel tuuran noqosho (alaab). ld hinraag².
hiinraagid Wax meel tuuran ahaansho (alaab). ld hinraagid.
hiinsad ld heensasho.
hiinsasho ld heensasho.
hiinsi ld heensasho.
hiinso ld heenso.
hiiqley ld xiiqley.
hiir 1. Arooryo hore. 2. Salxanyo dhaadheer. ld hiiro.
hiirammaal (1) Maalidda xoolaha subax hore intaysan qorraxdu soobixin la maalo.
hiirammaal (2) Xoolo intaysan qorraxdu soo bixin maalid.
hiirammaalid eeg hiirammaal². ld hiirammaalis.
hiirammaalis ld hiirammaalid.
hiireysad ld hiireysasho.
hiireysasho eeg hiireyso. ld hiireysad, hiireysi.
hiireysi ld hiireysasho.
hiireyso Arooryo hore kallihid.
<< < 731 732 733 734 735 736 737 738 739 740 741 > >>