Ereyga Maanta: nadalo
dhaaban1Wax meel lagu dhaabay noqosho.
dhaaban2Wax meel lagu dhaabay ahaansho.
dhaabashoeeg dhaabo.
dhaabdhaabWax, wax kale xoog ugu mudid.
dhaabdhaab dhaabideeg dhaab².
dhaabdhaabidee.
dhaabmideeg dhaaban¹.
dhaabnaaneeg dhaaban². ld dhaabnaansho.
dhaabnaanshold dhaabnaan.
dhaaboWax meel ku mudasho.
dhaaclayneeg dhaaclee. ld dhaalcayn, dhaclayn.
dhaaclaysanXarig wax la dhacleeyay ahaansho. ld dhaalcaysan, dhaclaysan.
dhaaclaysnaaneeg dhaaclaysan. ld dhaaclaysnaansho, dhaalcaysnaan, dhaalcaysnaansho
dhaaclaysnaanshold dhaaclaysnaan.
dhaacle1. Xarig dhuuban, afar dhudood ah, labada dacal bul ku leh, ka samaysan dun qurxoon oo gabdhaha dhexda ku xirtaan. 2. Suun ballaaran, bulal lagu qurxiyey oo fardaha qoorta loogu xiro. 3. Hab quruxsan, oo xarkaha afar dhudoodka ah loo sameeyo. ld dhaalce, dhacle.
dhaacleeXarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.
dhaad1Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.
dhaad21. Neef qoob ka xirid si aanu u cararin. 2. Dheri, xeero, burjiko iwm tolid. 3. Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
dhaadan1. Wax qoobka laga xiray ahaansho (neef). 2. Wax la tolay ahaansho (dheri, xeero, burjiko iwm).
dhaadashoeeg dhaado.
dhaaddanWax ladnaani ka muuqato ahaansho (nafley).
dhaaddanaaneeg dhaaddan. ld dhaaddanaansho.
dhaaddanaanshoeeg dhaaddanow. ld dhaaddanaan.
dhaaddanowWax dhaaddan noqosho (nafley).
dhaaddiDhedo.
dhaaddinSummad geela lagu dhigo oo ah xarriiq goobaaban oo dadban oo tagoogta lagu dhigo.
dhaaddisaarDh. ah: neef markii uu dhalay rimay.
dhaadhac11. Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha. 2. ld dhaadhicid. 3. ld dhacdhac¹.
dhaadhac2Meel hoose u degid.
dhaadhici1. (f.g) Cid hoos u dejin. 2. (f.mg) Ka dh.: arrin si fiican u fahamsiin.
<< < 71 72 73 74 75 76 77 78 79 80 81 > >>