dhaarsanaaneeg dhaarsan. ld dhaarsanaansho.
dhaarsanaanshold dhaarsanaan.
dhaarsashoeeg dhaarso. ld dhaarsad.
dhaarshilDheef yar oo aan waxtar weyn lahayn oo lagu eedoobo.
dhaarsoQof dhaar marsasho.
dhaaryideeg dhaari². ld dhaarin.
dhaashadeeg dhaasho. ld dhaashi.
dhaashi1. Dufan ama labeen udug leh oo oogada la marsado. 2. ld dhaashasho.
dhaashoDhaashi marcasho.
dhaaw11. Habaar; Inkaar. 2. Daaweynta Jin, dabayl iwm cid laga daweeyo. 3. ld dhaawid. ld dhaw¹.
dhaaw21. Cid habaarid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka daaweyn. 3. ld dhaw².
dhaawac1Nabar xanuun leh oo oogada ku dhaca.
dhaawac2(daaw.) Kala go'a qaab dhiska xubin ama sooh oo ay keento dhibaato dibedda ugu timid.
dhaawac3Nafley nabar xanuun leh gaarsiin.
dhaawacan1Wax dhaawac gaarey noqosho.
dhaawacan2Wax dhaawac gaarey ahaansho.
dhaawacmideeg dhaawacan¹.
dhaawacnaaneeg dhaawacan². ld dhaawacnaansho.
dhaawacnaanshold dhaawacnaan.
dhaawanWax la dhaaway ahaansho. ld dhawan.
dhaawanaaneeg dhaawan. ld dhaawanaansho, dhawanaan, dhawanaansho.
dhaawanaanshold dhaawanaan.
dhaawashoeeg dhaawo. ld dhawasho.
dhaawicideeg dhaawac².
dhaawideeg dhaaw². ld dhaaw¹, dhaawis, dhaw¹, dhawid, dhawis.
dhaawisld dhaawid.
dhaawo1. Cid in dhibaato ku dhacdo u Alla tuugid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka dabiibasho. ld dhawo.
dhaaxaInta badan, marar, badan, badanaa, aalaa. Tus. “Dh. buu ku sugay”. ld dhaaxaa.
dhaaxaald dhaaxa.
dhaayld dhay².
<< < 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 > >>