gurasho eeg guro². ld gurad.
gurayn eeg guree.
gurayo Naag aan nasiib wanaagsanayn.
gurbaan ld durbaan.
gurbi Wax badan oo daadsan midba mar qaadid.
gurbin eeg gurbi.
gurbood Dhallaan; carruur.
gurdamid eeg gurdan². ld gurdan¹.
gurdan1 1. Sharqanta ka yeerta orodka fardaha iwm. 2. ld gurdamid. gurdan2 Fardo iwm gurdan samayn. gurdanraac1 G. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan. gurdanraac2 Iyadoo aan la hubsan wax ordaya raacid. gurdanraacid eeg gurdanraac².
gurdowalaaq Orgi aan gaarin da'dii uu riyaha ku rimin lahaa.
gurdowalaaqnimo Gurdowalaaq ahaansho.
gure 1. Qarsin. 2. Fandhaal.
guree Gaadiid guro u sameyn.
gureeyo Geedka digirta marka uu laba dhegood dhaafo laamana uusan weli yeelan.
gurey Nin gacanta bidixda uga isticmaal badan gacanta midigta.
gureyo Naag gacanta bidixda uga isticmaal badan gacanta midigta.
gurgur 1. Aqal Soomaaliga inta aan qoriga iyo rarada ahayn. 2. Awr hayin.
gurgurshaa Rati xoog leh, hayin ah oo gurgurka iyo maxasta la saaro. ld gurgurshe.
gurgurshe ld gurgurshaa.
gurguurad1 ld gurguurasho. gurguurad2 G. ah: ilmo marxaladdii fadhiga iyo istaagga u dhexeeya oo jilbaha iyo labada gacmood ku socda. gurguurasho eeg gurguuro. ld gurguurad.
gurguuro Gacmaha iyo lowyaha ku socosho (qof).
gurguurto Cudur ummulaha ilmagaleenka kaga dhaca labada toddobaad oo u horreysa dhalmada.
guri1 1. Hooy; aqal. 2. G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay. guri2 1. Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid. 2. La g.: cid xumo wadda la sii wadid, si loo tuso waxyeelladeeda.
page : 95 of 102
<< < 90 91 92 93 94 95 96 97 98 99 100 > >>