Ereyga Maanta: jeeraarin
liicis ld liicin.
liicliic (1) Tabarddarro awgeed oo hadba dhinac loo janjeersado. ld liicliicid.
liicliic (2) Hadba dhinac u janjeersasho.
liicliicid eeg liicliic². ld liicliic¹.
liicliicsan Wax liicliica ahaansho.
liicliicsanaan eeg liicliicsan. ld liicliicsanaansho.
liicliicsanaansho ld liicliicsanaan.
liicsad ld liicsasho.
liicsan Wax dhinac u qallooca ahaansho.
liicsanaan eeg liicsan. ld liicsanaansho.
liicsanaansho ld liicsanaan.
liicsasho eeg liicso. ld liicsad, liicsi.
liicsi ld liicsasho.
liicso Wax dhinac u janjeersasho.
liid (1) 1. L. ah: qof jilicsan oo tabar yar. 2. Nacas, doqon.
liid (2) Cid quursasho; yasid.
liidaanyeysan Qof wax liidaanyo hayso ahaansho.
liidaanyeysnaan eeg liidaanyeysan. ld liidaanyeysnaansho.
liidaanyeysnaansho ld liidaanyeysnaan.
liidaanyo (daaw.) Dareen dadka saaqa, matag keeni kara, oo ka dhasha xanuun ama cunto la cunay; laqanyo; lallabbo; ladaadyo.
liidaanyoo Liidaanyo dareemid.
liidaanyood eeg liidaanyoo.
liidasho eeg liido.
liidid eeg liid².
liidnimo Nacasnimo.
liido Cid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn.
liif (1) 1. ld luuf. 2. Xashiish jilicsan oo ka hara alwaaxda la qoro. 3. Dhagax xalleefsan oo lagu luufo. 4. Qaynbaar. 5. Sooloji ahaan, dhisme timaha oo kale ah oo dheer, sida tifafka yar yar ee baalasha shimbiraha.
liif (2) 1. Liif ciyaarid. 2. Caatoobid. ld luuf.
liifad 1. Tidac dun ah, la geliyo feynuusyada gaaska oo marka la shido bixiya iftiin. 2. Bir yar, buntuqa afkiisa hore ku samaysan oo wax lagu shiisho.
liifan (1) Wax caatobay noqosho.
<< < 963 964 965 966 967 968 969 970 971 972 973 > >>