Ku dar erey cusub Qaamuuska!

Ereyga Maanta: khawaafad
majarahaye Qof, wax hoggaamintiisa loo xil saara.
majare 1. Dhabbe ama xariiq maraakiibta ama dayuuradaha lagu wado. 2. Waddo la maro. 3. 32 xariiqood ee ku yaal diiradda dusheeda middood.
majarroggasho ld manjarrogasho.
majarrogo ld manjarrogo.
majarroor (1) ld manjarroorid.
majarroor (2) ld manjarroor².
majarroori ld manjarroori.
majarroorid ld manjarroorid.
majarroorin ld manjarroorin.
majarroorsan ld manjarroorsan.
majarroorsanaan ld manjarroorsanaan.
majarroorsanaansho ld manjarroorsanaan.
majasaar (1) ld manjasaar¹.
majasaar (2) ld manjasaar².
majasaarid ld manjasaarid.
majasuux (1) ld manjasuux¹.
majasuux (2) ld manjasuux².
majasuuxi ld manjasuuxi.
majasuuxid ld manjasuuxid.
majasuuxin ld manjasuuxin.
majasuuxsan ld manjasuuxsan.
majasuuxsanaansho ld manjasuuxanaan.
majaxaabi ld manjaxaabi.
majaxaabin ld manjaxaabin.
majaxaabis ld manjaxaabin.
majaxaabo ld manjaxaabin.
majeerad ld majeerasho.
majeerasho eeg majeero. ld majeerad.
majeero 1. Wax si aad ah u jeclaansho; jammasho. 2. Wax ku dhaygagid.
majiir (1) ld majiirid.
<< < 1007 1008 1009 1010 1011 1012 1013 1014 1015 1016 1017 > >>