dhaqaalaxumild dhaqaalaxumaan.
dhaqaalaxumold dhaqaalaxumaan.
dhaqaalayahanQof ku takhasusay cilmiga dhaqaalaha.
dhaqaalayneeg dhaqaalee.
dhaqaalaysadld dhaqaalaysasho.
dhaqaalaysanWax la dhaqaaleeyay ahaansho (xoolo).
dhaqaalaysashoeeg dhaqaalayso. ld dhaqaalaysad, dhaqaalaysi.
dhaqaalaysild dhaqaalaysasho.
dhaqaalaysnaaneeg dhaqaalaysan. ld dhaqaalaysnaansho.
dhaqaalaysnaanshold dhaqaalays- naan.
dhaqaalayso1. Si dhaqaale ah u maamulasho. 2. Wax tashiilid.
dhaqaale1. Hanti. 2. Habka hanti loo maamulo. 3. Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.
dhaqaalee1. Hanti tashiilid. 2. Wax daryeelid.
dhaqaaleysadld dhaqaalaysasho.
dhaqaaleysnaanegg dhaqaaleysan. ld dhaqaaleysnaansho.
dhaqaaleyso1. Wax tashiilasho. 2. Wax daryeelasho.
dhaqaalold dhaqaale.
dhaqaaloobideeg dhaqaalow.
dhaqaalowWax si fiican loo dhaqaaleeyey noqosho.
dhaqaaq1Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid.
dhaqaaq21. Wax taagnaa socod bilaabid. 2. Subag, xayr iwm dhalaalid. 3. Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.
dhaqaaqideeg dhaqaaq². ld dhaqaaq¹.
dhaqaaqilNafley meel fog ka dhaqdhaqaaqeysa oo aan la sugi karin waxa ay tahay.
dhaqaaqilyoNafley yar oo dhaqaaqeeda dhib lagu arki karo; muuqaal aad u yar oo nuuxnuuxsanaya; dhaqaaqil.
dhaqaaqjoogleSocod yar oo hadba kol la istaago; kol dhaqaaq kolna joogsad.
dhaqaaqjoogleeDhaqaaqjoogle sameyn.
dhaqaaqjoogleyneeg dhaqaaqjooglee.
dhaqaaqjoogsadld dhaqaaqjoogsasho.
dhaqaaqjoogsashoeeg dhaqaaqjoogso. ld dhaqaaqjoogsad, dhaqaaqjoogsi.
dhaqaaqjoogsild dhaqaajoogsasho.
<< < 100 101 102 103 104 105 106 107 108 109 110 > >>