Ereyga Maanta: Diilalyo
dhaqanhabow11. Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela. 2. ld dhaqanhabaabid.
dhaqanhabow2Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
dhaqanhabowsanQof dhaqanhabaabay ahaansho.
dhaqanhabowsanaaneeg dhaqanhabowsan. ld dhaqanhabow- sanaansho.
dhaqanhbowsanaanshold dhaqanhabowsanaan.
dhaqanwanaagAsluubta fiican; dabeecad wanaagsan.
dhaqanwareeg1Dhaqanguur. ld dhaqanwareegid.
dhaqanwareeg2Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.
dhaqanwareegideeg dhaqanwareeg². ld dhaqanwareeg¹.
dhaqanwareejiCid dhaqanguur ku ridid.
dhaqanwareejineeg dhaqanwareeji.
dhaqanwareer1Dhaqanhabow.
dhaqanwareer2Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
dhaqanwareeriBulsho dhaqanhabow ku beerid.
dhaqanwareerideeg dhaqanwareer². ld dhaqanwareeris².
dhaqanwareerineeg dhaqanwareeri. ld dhaqanwareeris¹.
dhaqanwareeris1ld dhaqanwareerin.
dhaqanwareeris2ld dhaqanwareerid.
dhaqanwareersanWax dhaqanewareeray ahaansho.
dhaqanwareersanaaneeg dhaqan- wareersan. ld dhaqanwareersanaansho.
dhaqanwareersanaanshold dha- qanreersanaan.
dhaqanxumaaneeg dhaqanxun. ld dhaqanxumaansho, dhaqanxumi, dhaqan- xumo.
dhaqanxumaanshold dhaqanxumaan.
dhaqanxumiHab aan wanaagsanayn oo loo dhaqmo. ld dhaqanxumaan.
dhaqanxumold dhaqanxumi.
dhaqanxunQof, hab aan wanaagsanayn u dhaqma ahaansho.
dhaqashoeeg dhaqo. ld dhaqad.
dhaqayoNeef muddo la maalayey.
dhaqayoobideeg dhaqayow.
dhaqayowNeef xoolo ah, dhaqayo noqosho.
<< < 102 103 104 105 106 107 108 109 110 111 112 > >>