dharrooc1Baqdin weyn oo qofku la jareeyo.
dharrooc2Baqdin weyn darteed la jareyn.
dharroocideeg dharrooc².
dharruurWax si taxaddar leh u shubid.
dharruurideeg dharruur².
dharsamayneeg dharsamee. ld dharsamays.
dharsamaysld dharsamayn.
dharsameeDhar ama maro samayn.
dharsameeyeQof ka shaaqaya warshadaha dharka; dunmiiqe.
dharsideeg dharas².
dhartolDawaarle, harqaanle. ld dhartole.
dhartoleld dhartol.
dharxirashoeeg dharxiro.
dharxiroHabka dharka u lebbisasho.
dhasAyax, ukun dhul ku aasid.
dhaseNooc dixiriga ka mid ah, ka dhasha meelaha ay wasakhda ku ururto oo xoolaha iyo dadkaba jirkooda gala.
dhasheeg1Biyakuhar; balli; laas.
dhasheeg2(juqr.) Dhulhoosaad fidsan oo had iyo goor wabax ah (ama aha sida biyo fadhiisiga, mar mar sidaa ah), waxana badanaa aad uga baxa deegaan, wuxuu marka u dhexeeyaa deegaan-biyood iyo biyo-fadhiisi.
dhashiimidld dhaniimid.
dhashiin1ld dhaniin¹.
dhashiin2ld dhaniin².
dhashiintold dhaniinto.
dhashoSabiisha inteeda muuqata.
dhashuumideeg dhashuun². ld dhashuun¹ (2).
dhashuun11. Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil. 2. ld dhashuumid.
dhashuun2Meel bugta dhacaan adag ka imaansho.
dhasideeg dhas.
dhasiig11. Dhega-adayg. 2. ld dhasiigid ld dhansiig¹.
dhasiig2Wax ka dhega-adaygid. ld dhansiig².
dhasiigideeg dhasiig². ld dhansiig¹, dhansiigid, dhasiig¹ (2).
<< < 108 109 110 111 112 113 114 115 116 117 118 > >>