qatindhaaf (2) Xoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid.
qatindhaafid eeg qatindhaaf².
qatinsan Xoolo, muddo aan biyo cabbin ahaansho.
qatinsanaan eeg qatinsan. ld qatinsanaansho.
qatinsanaansho ld qatinsanaan.
qatooyo 1. Ku sugnaanta nafley muddo ku sugnaato wax cunid la'aan. 2. Wax siin la'aanta qof wax doonaya. 3. ld qadid.
qaw (1) Meel cirif ah oo haadaan dheeri ka hooseysa.
qaw (2) Erey tilmaama dhawaac.
qawaacid Khasaaro weyn; masiibo.
qawaaniin eeg qaanuun.
qawaar Neef xoolaad oo aad u da'weyn caatana ah.
qawaarnimo Qawaar ahaansho.
qawaasimo Dad badda quusa oo luulka kala soo baxa.
qawad (1) 1. Saluugidda la saluugo wax la isa siiyo. 2. ld qawid. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; cambaarcad.
qawad (2) Wax saluugid.
qawadid eeg qawad².
qawadsan Qof wax saluugay ahaansho.
qawadsanaan eeg qawadsan. ld qawadsanaansho.
qawadsanaansho ld qawadsanaan.
qawid ld qawad¹ (2).
qawjad Cid cilmi, caqli iyo aftahamo dheeraad ah kulansatay.
qawl (1) 1. Curdanka baarka geedaha ka soo baxa. 2. Hadal; erey. 3. Q. leh: qof axdi leh. 4. Cabbitaan qof jirran afka loogu shubo; kawl.
qawl (2) 1. (f.g) Cid jeenan siin. 2. (f.mg) Hadal dhihid. 3. (f.mg) Curdan bixin (geed). 4. (f.mg) Si wanaagsan u korid (ubad, geel iwm.).
qawlad ld qol.
qawlal (1) Labada dacal ee afka middood oo ku aaddan miciyaha ama gaws-horaadka.
qawlal (2) Nafley, labadeeda qal dhexdooda bir, xarig, iwm, gelin.
qawlalan Wax qawlal gashanyahay ahaansho (awr, faras iwm).
qawlalid eeg qawlal².
qawlalnaan eeg qawlalan. ld qawlalnaansho.
qawlalnaansho ld qawlalnaan.
<< < 1199 1200 1201 1202 1203 1204 1205 1206 1207 1208 1209 > >>