Ereyga Maanta: cashrin
dibbirideeg dibbir².
dibbirineeg dibbiri.
dibbirnimoDibbir ahaansho.
dibbiroCaloosha oo fuurta dabayl gudaheeda ka samaysanta awgeed. ld dibbiryo, dubburyo.
dibbirsamideeg dibbirsan¹.
dibbirsan1Wax dibbiray noqosho.
dibbirsan2Wax dibbiray ahaansho. ld dibbiraysan, dibbiryaysan.
dibbirsanaaneeg dibbirsan. ld dibbiraysnaan, dibbiraysnaansho, dib- birsanaansho.
dibbirsanaanshold dibbirsanaan.
dibbiryaysanld dibbirsan.
dibbiryaysnaanld dibbirsanaan.
dibbiryaysnaanshold dibbirsanaan.
dibbiryold dibbiro.
dibbiryooWax dibbiro hayso noqosho (qof). ld dubburyoo.
dibbiryoodegg dibbiryoo. ld dubburyood.
dibbo1. Dad ama xoolo rugtoodii ka dhixid. 2. Dayax soo bixi waayid. ld dubbo.
dibbood1Baadi cidla bariday.
dibbood2Xoolo, xeradoodii ka dhixid.
dibboodiWax dibbood ka dhigid.
dibboodideeg dibbood².
dibboodineeg dibboodi.
dibdhac1Daahidda laga daaho ballan iwm. ld dibdhicid.
dibdhac21. Waqtigii la rabay ka gadaal marid. 2. Heer wanaagsan oo lagu sugnaa hoos uga dhicid.
dibdhicid1. eeg dibdhac². 2. Hoos-u dhac (dhaqaale). ld dibdhac¹, dibudhac, dibudhicid, dibudhicis.
dibedld dibad.
dibi(dibi/-iyo, m.dh) Labka lo'da.
dibijaanoDhalo weyn oo sal ballaaran iyo af dhuuban leh oo biyaha, qamriga iwm lagu shubto.
dibinLabada cad oo hilibka ah oo ilkaha iyo cirridka korkooda ku yaal, oo afka daboola, ereyadana codeeya middood; bushin; faruur. ld debin.
dibin-siilka(c.nafl.) Xubinta galmada ee dumarka qaybteeda dibadeysa. Laba joog oo faruuryo ah oo kala ah dibnaha waaweyn iyo dibnaha yaryar waxay daboolaan daloolka siilka, daloolka kaadimareenka kintirkana horay bay u leexiyan.
dibindaabyeeWax dibindaabyo u geysasho.
<< < 163 164 165 166 167 168 169 170 171 172 173 > >>