diid1Wareer lala dhaco tamardarro awgeed.
diid2Tamardarro awgeed la dhicid (qof).
diiddanCodsi, amar, siismo iwm wax ku gacan sayray ahaansho.
diiddanaaneeg diiddan. ld diiddanaansho.
diiddanaanshold diiddanaan.
diiddoKu gacan sayridda lagu gacan sayro codsi, amar, siismo iwm.
diiddooyNeef irmaan oo aan oggolayn in la liso (geel).
diiddowD. ah: neef irmaan oo aan oggolayn in la liso (lo').
diidideeg diid. ld diidis, diidmo.
diidid1eeg diid².
diidid2(daaw.) Suuxid muddo gaaban oo ay keentay dhiigga maskaxda taga oo yaraaday.
diidisld diidid.
diidmold diidid.
diidsanWax tamardarro awgeed la dhacay ahaansho (qof).
diidsan1Qof diiddan ahaansho.
diidsanaaneeg diidsan. ld diidsa- naansho.
diidsanaan1eeg diidsan. ld diidsa-naansho.
diidsanaanshold diidsanaan.
diidsiiCid wax nacsiin.
diidsiineeg diidsii.
diifTamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda.
diif1Biyaha iyo qoyaanka kale oo sanka ka yimaada, durey ama hargab dartiis; siin. ld duuf¹ (2).
diifayneeg diifee.
diifaysanWax diifi hayso ahaansho (nafley).
diifaysnaaneeg diifaysan. ld diifaysnaansho.
diifaysnaanshold diifaysnaan.
diifeeCid diif badid.
diifsashoeeg diifso. ld diifsad, duufsad, duufsasho, duufsi.
diifsoDiif iska tirid (qof). ld duufso.
diigld diiq¹.
<< < 169 170 171 172 173 174 175 176 177 178 179 > >>