Ereyga Maanta: dabakannaaxid
diigaanyoWax aad u tiro badan (dad, xoolo iwm).
diihaal1Gaajo aad u daran. ld daahiil¹.
diihaal2Gaajo badan dareemid. ld daahiil².
diihaalideeg diihaal². ld daahiilid.
diil1Dhabbo; jid.
diil2Wax ciid, neef iwm ka buuxin.
diilabadanDabci si caadi u ah isbeddelid (qof).
diilabadnaanld diilabadnaansho.
diilabadnaanshoeeg diilabadan. ld diilabadnaan.
diilaleyDarbad d.: dabayl xoog leh oo hadba dhinac ka timaadda.
diilalyoDhaxan aad u badan.
diilan1Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho.
diilan2Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey ahaansho.
diilashoeeg diilo.
diilideeg diil².
diilimaynld diillimayn.
diilimeeld diillimee.
diilinld diillin.
diillimayneeg diillimee. ld diilimayn.
diillimeeMeel wax ku dul xarriiqid. ld diilimee.
diillin1. Xarriiq; jiitin. 2. Roob xoog leh oo dabayl wata. 3. Caws cusub oo ka soo fufay meel gubad ah. ld diilin.
diillincaanoodDiillin ballaaran cirka ku dhereran oo ka kooban xiddigo yaryar oo badan.
diilmideeg diilan¹.
diilnaaneeg diilan². ld diilnaansho.
diilnaanshold diilnaan.
diiloWax ciid, neef iwm ka buuxsasho.
diimbiyoodJaad ka mid ah diinka oo yar oo biyaha ku dhex nool. ld diinceelaad.
diimideeg diin³. ld diimis.
diimisld diimid.
diimmoonKad./ud.: cid aan wax ogeyn ahaansho.
<< < 170 171 172 173 174 175 176 177 178 179 180 > >>