Ereyga Maanta: qaqaan
falxumaan ld falfalxumaan.
falxumaansho ld falfalxumaan.
falxumi ld falfalxumaan.
falxumo ld falfalxumaan.
falxun ld falfalxun.
fan ld fan (2).
fan (1) 1. Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha. 2. ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
fanaajiin eeg fujaan. ld faraajiin.
fanadheer Koor aan afrog ahayn.
fanasho eeg fano.
fanax (1) Meesha laba farood oo kasta iska galaan.
fanax (2) Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka).
fanayn eeg fanee. ld fanaysi, fangelin, fangelis.
fanaysasho eeg fanayso.
fanaysi ld fanayn.
fanayso Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid.
fandambeed Dusha xoolaha la rarto dhankeeda dambe.
fandhaal Qaaddo qori ka samaysan.
fandhaallaysan Wax fandhaal la socdaan ahaansho (xeero).
fandhaallaysnaan eeg fandhaallaysan. ld fandhaallaysnaansho.
fandhaallaysnaansho ld fandhaallaysnaan.
fandhar Meel malax ama qodaxi ku jirto aayar furid. ld findhir, findhiri.
fandharid eeg fandhar. ld findhirid, findhirin, findhiris.
fanee Faras la saaranyahay cid kale fan ka saarid. ld fangeli.
fangal (1) Faras la fuushanyahay oo fankiisa qof kale la fariisiyo. ld fangelid.
fangal (2) Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid. ld fansaar³.
fangar (1) Meel wax ka go'ay daloolka ay yeelato. ld fongor¹ (3).
fangar (2) Wax dalool u yeelid.
fangaran Wax fangar leh ahaansho. ld fongoran (2).
fangarid eeg fangar².
<< < 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 > >>