caaw (2) ld caw².
caawa 1. Maalinta la joogo habeenka ku soo fool leh. 2. Habeenka markaa la joogo.
caawi Cid kaalmo ama taageero u fidin. ld cawi.
caawimaad ld caawino.
caawimid ld caawinid.
caawimo ld caawino.
caawin (1) ld caawiyid.
caawin (2) Cid kaalmo ama taageero u fidin.
caawinaad ld caawino.
caawinid eeg caawin². ld caawimid, cawimid, cawinid.
caawino Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo.
caawis ld caawiyid.
caawiyid eeg caawi. ld caawin, caawis, cawin¹, cawis, cawiyid.
caay (1) ld cay² (1).
caay (2) ld cay³.
caayan Wax, cay leh ahaansho.
caayanaan eeg caayan. ld caayanaansho.
caayanaansho ld caayanaan.
caayib Qof caajis ah oo shaqada ka wahsada.
caayibnimo Caayib ahaansho.
caayid ld eeg cay³.
cab 1. Hoore si isdabajoog ah u liqid. 2. Sigaar dhuuqid.
cabaad (1) 1. Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo. 2. Calaacal, cataw (qof). 3. ld cabaadid.
cabaad (2) 1. Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo. 2. Calaacalid, catawid (qof).
cabaad-dheere Afkuxuuble.
cabaadi Ka c.: neef geel ah xanuujin si uu cabaad u sameeyo.
cabaadid eeg cabaad². ld caabad¹ (3).
cabaadin eeg cabaadi.
cabasho eeg cabo².
cabayo 1. C. ah: haan qab ama argeeg ka samaysan oo loo diyariyay in caanaha lagu shubto. 2. Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la kahdo; cabo.
<< < 187 188 189 190 191 192 193 194 195 196 197 > >>