gambiyid ld gembiyi.
gambo1 1. Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan. 2. Kumi (lacag). 3. Geeso xoolaad oo gadaal u jeed. gambo2 Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabb. gambool Bur weyn oo madax buuran le.
gambooley Haweenka inta gambo xirata oo la qabo ama la guursaday; naago, duma.
gamboon ld gemboo.
gamboonaan ld gemboonaa.
gamboonaansho ld gemboonaa.
gamboor Geed qodxo dhaadheer iyo caleemo kharaar leh oo geela cunaa ku dhint.
gambuus (muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada lagu tumo oo ka samaysan qori ama bir wareegsan oo hal dhinac harag kaga haaranyahay.
gamid ld ganid.
gamiimid eeg gamii.
gamiin 1. Nafley tiiraanyo ka muuqato ahaansho. 2. Cunto ka caanadiidi.
gamiitofayt (bot.) Faca ku dhex jira meertada nololeed ee dhirta, kaas oo muujinaya organnada taranka ee dhalaya gaameytyo.
gammaan1 Naasleyda qayb ka mid ah oo ay ka mid yihiin fardaha, baqlaha, dameeraha iyo farowg. gammaan2 Nooc kalluunka badda ka mid a. gammaaran Wax aan geeso lahayn ahaansho (sac.
gammaarnaan eeg gammaaran. ld gammaarnaansh.
gammaarnaansho ld gammaar- naa.
gamooje Dhaxa.
gamran Qof lixaad leh ahaansh.
gamranaan ld gamranaansh.
gamranaansho ld gamranaa.
gamuun Ul yar, dhuuban, afka hore ka gammooxan, gadaalna fantax iyo baalal ku leh oo qaansada laga gem.
gamuunayn eeg gamuunne.
gamuunee Gemuun ku gani.
gamuur1 ld gamuux. gamuur2 ld gamuux. gamuuran ld gamuuxa.
gamuurid ld gamuuxi.
page : 30 of 102
<< < 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 > >>