gamuurnaan ld gamuuxnaa.
gamuurnaansho ld gamuuxnaa.
gamuux1 G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur¹, gumuux¹, guxuun. gamuux2 Wax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuux², guxuun. gamuuxan Wax aan af fiiqan lahayn ahaansho. ld gamuuran, gumuuxan, guxuuma.
gamuuxid eeg gamuux². ld gamuurid, gumuuxid, guxuumi.
gamuuxnaan eeg gamuuxan. ld gamuurnaan, gamuurnaansho, gamuux- naansho.
gamuuxnaansho ld gamuuxnaa.
gan1 1. Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda. 2. Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka. 3. Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasa. gan2 1. Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo. 2. Labada ilig ee sare middood. 3. Bir, qori iwm qoroofan oo wax la sur. gan3 Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld ge. ganaax1 Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixis. ganaax2 Ciqaab maaliyadeed cid dambi fashay bixinteeda ku xukumi. ganaaxan Wax la ganaaxay ahaansh.
ganaaxid eeg ganaax.
ganaaxnaan eeg ganaaxan. ld ganaaxnaansh.
ganaaxnaansho ld ganaaxnaa.
ganac1 (c.nafl.) Xubin dhuuban oo ku taalla caloosha hoosteeda; waxay ka laallaaddaa oo dhacaankeeda ku shubtaa godanta (xiidmaha madaxdooda hore oo caloosha xiga. ganac2 Beec; ii. ganacjaban Wax raqiis ah ahaansh.
ganacjabnaan eeg ganacjaban. ld ganacjabnaansh.
ganacjabnaansho ld ganacjabnaa.
ganacjebi Badeeco qiimaheeda hoos u dhigi.
ganacjebin eeg ganacjeb.
ganacsad ld ganacsash.
ganacsasho eeg ganacso. ld ganacsad, ganacsi (2.
ganacsato Dad meheraddooda tahay ganacs.
ganacsi 1. Xirfad ku saleysan is dhaafsi badeeco, lacag iwm. 2. ld ganacsash.
ganacso Ka g.: ganacsi samey.
ganaf Gafuu.
page : 31 of 102
<< < 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 > >>