ganan 1. Wax la tuuray ahaansho. 2. Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld gena.
ganasho eeg gano. ld genash.
ganato Dad ku nool ugaars.
gandaal Harag laga bixiyo weylaha dhinta oo inta si gaar ah loo dhiso lagu godliyo sacii dhala.
gandab Nafley jirran, si tartiib ah socosh.
gandabi Nafley jirran tartiib u socodsii.
gandabid eeg ganda.
gandabin eeg gandabi. ld gandabi.
gandabis Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer. ld gandabi.
gandi ld gend.
gandoob1 ld gantoob. gandoob2 ld gantoob. gandooban ld gantooba.
gandoobid ld gantoobi.
gandoobnaan ld gantoobnaa.
gandoobnaansho ld gantoobnaa.
gandood1 ld qandoodi. gandood2 ld qandood. gandoodid ld qandoodi.
gane Bir, qori, iwm qaroofan oo wax la sur.
gangaamid eeg gangaan. ld ganguumi.
gangaan Wax si wacan u dhisid (aqal.
gangeeti Nooc jaadka ka mid ah oo tuulada Gangeeti ka bax.
ganguuman Geed iwm wax jirridda laga jaray ahaansh.
ganguumid eeg ganguu.
ganguumnaan eeg ganguuman. ld ganguumnaansh.
ganguumnaansho ld ganguumnaa.
ganguun Geed iwm jirridda ka jari.
ganid eeg gan³. ld gamid, ganiin, gemi.
ganjabsan Neef xoola ah wax jirro ka muuqata ahaansh.
page : 32 of 102
<< < 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 > >>