Ereyga Maanta: saddex-madaxle
gaashaambuuraysashoeeg gaashaambuurayso. ld gaashaambuuray-sad, gaashaambuuraysi, gaashaam- buursasho.
gaashaambuuraysild gashaambuuray- sasho.
gaashaambuuraysoCid gaashaambuur la noqosho. ld gaashaam- buurso.
gaashaambuursadld gaashaam- buuraysasho.
gaashaambuursashold gaashaam- buuraysasho.
gaashaambuursild gaashaambuur- aysasho.
gaashaambuursold gaashaambuurayso.
gaashaamnaaneeg gaashaaman.
gaashaamoKa g.: wax soo socda waxyeeladooda ka tabaabushaysasho.
gaashaanQalab bir ama harag adag ah, oo looga gabbado riddada warmaha, fallaaraha iwm.
gaashaandaduurDifaac. ld gaashaan- daduurid.
gaashaandaduuridld gaashaan- daduur.
gaashaandhig11. Quwadda dal u qaabbilsan in ay ka difaacdo cadowga dibadda. 2. ld gaashaandhigid.
gaashaandhig2U g.: wax iska daaficid.
gaashaandhigideeg gaashaandhig². ld gaashaandhig¹ (2).
gaashaanle1. Darajada ciidan oo u dhexeysa dhamme iyo gaashaanle-dhexe. 2. Biciid lab oo haraggiisa laga sameeyn karo gaashaan.
gaashaanqaadQof qaangaaray oo dagaal ka qaybgali karo. ld gaashaanxajis.
gaashaanxajisld gaashaanqaad.
gaashgaashMajabbaxsi.
gaashiBar weyn oo midab ah oo ku taal neef xoola ah oogadiisa. ld gaasho, geesho.
gaashold gaashi.
gaasir1Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisu aannu dhammayn.
gaasir2Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid.
gaasiran1Wax gaasir ah noqosho.
gaasiran2Wax gaasir ah ahaansho.
gaasirideeg gaasir².
gaasirmideeg gaasiran¹.
gaasirnaaneeg gaasiran². ld gaasirnaansho.
gaasirnaanshold gaasirnaan.
gaastarig-cariye(c.nafl.)Hormoon laga sameeyo qaybta xiidmaha ugu xigta ee caloosha. Soo deyntiisa waxaa fududeeya cunnada caloosha soo gasha; dhiigga ayuu raaca wuxuu fududeeya soo deynta dheecaanka caloosha.
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>