gaardiyideeg gaardi². ld gaardin, gaardis.
gaarhayeQof loo xilsaaray inuu ilaaliyo guri, xafiis iwm.
gaarheynGaarhaye ahaansho.
gaari11. (gawaari, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulka lagu qaado. 2. Gaarigacan.
gaari2Haweeney maamulka aqalkeeda iyo nadaafadda jirka aad u ilaalisa oo uga adag.
gaarideeg gaar³. ld gaarniin.
gaariddameerQalab oogo fidsan, laba shaag wax lagu rarto, oo dameer, baqal iwm jiidaan.
gaarifarasGaadiid rakaab fuula oo faras jiida.
gaarigacanGaadiid dhuleed yar, matoor lahayn, gacanta lagu wado oo hal shaag leh. ld gaarigacmeed.
gaarigacmeedld gaarigacan.
gaarinnimoGaari ahaansho.
gaariwaleNin gaaridameer, gaarifaras iwm ku shaqeeya.
gaarniinld gaarid.
gaaroodi1Dhul didib ah, bannaan oo ay ka baxaan dhir dhaadheer oo teelteel ah iyo dixin.
gaaroodi2Xubin bararan wax kulul ku kubbayn.
gaaroodineeg gaaroodi².
gaarraxIlmo dacdarro iyo arrad ka muuqdaan.
gaarsii1. Ammaano meel loo rabo geyn. 2. Cid meel geyn. 3. Wax, cid si habboon ugu qaybin.
gaarsiineeg gaarsii. ld gaarsiis.
gaarsiisld gaarsiin.
gaas1. Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta. 2. (-sas, m.l) Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.
gaasabbax11. Kabbixidda nafley ka samatabbaxdo dhibaato jiilaal. 2. ld gaasabbixid.
gaasabbax2Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
gaasabbixiDhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
gaasabbixideeg gaasabbax². ld gaasabbax¹ (2).
gaasabbixineeg gasabbixi.
gaashaaman1. Wax hubkii uu isku difaaci lahaa u dhanyahay ahaansho. 2. Wax dahaar adag oo aan hub fudud kari karin leh ahaansho.
gaashaamashoeeg gaashaamo.
gaashaambuurDad dhawr qolo ah oo ciidamada isku darsaday oo xooggooda mideeyay.
gaashaambuuraysadld gaashaam- buuraysasho.
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 > >>