amad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dalagga ka soo go'a beeraha; fasal.

fasal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qaybaha buug lee- yahay midkood. 2. Heerarka waxbarashada dugsiga midkood. 3. Xilli wax la beeri karo. 4. Dalagga hal xilli beer ka soo go'a.