Nooc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cac, m.l/-cyo, m.dh)Qayb wax ka mid ah oo leh tilmaamo u gaar ah; cayn; namuun.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nooc ↴
baab | saab | jaad | baabbaca-caleen | saabbuunmaris | maaddo | eebo | eeraan | gaadeeryo | caado wareer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg