Qolo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Qabiil. 2. Ummad. 3. Koox isku meherad ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qolo

naab | laakoliit | maagma | nabadsii | oodan | oogo-dhul | qaanuun | kaambe | sab | ugax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg