Dhexee
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-xeeyay, -xaysay)1. (f.g) Weel waxa ku jira badh ka dhigid. 2. (f.mg) U dh.: wax aan cidi gaar u lahayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexee ↴
naaf | caalami | gaalis | gaalis-furan | gaalis-xidhan | ibitiiliyam | jabaq | kaaha-altaratyolet | naafcadde | naafmadoobe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg