Dhiil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)Haruubka dhiisha lagu daboolo.
Dhiil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Weel tolay ah, sidde iyo aabur leh, aagaanta ka yar oo caanaha lagu shubto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiil ↴
aabbur | taab | haaneedso | bukur | caanammaceeye | carrog | carrog | carrogan | dareen | dhambal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg