Habeen

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Waqtiga u dhexeeya kolka qarraxdu dhacdo iyo kolka ay soo baxayso. ld hameen.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habeen

gaabbaguul | yoolyool | aboodi | ardaa | ayaan | bahalhoosaad | bakayle | bari | beri | beridhax |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg