Qallalan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

1. Wax qoyanaa wax engegay ahaansho. 2. Xubin jirka nafleyda ka mid ah wax hawsheedii gabtay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qallalan

jaabo | naab | biif-abaar | dabeyl-kulul | damal | dambasyaal | dhamal | dogob | dun | falfalliir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg