Qufac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Neef xoog iyo shanqar leh oo ka dhalata cuncun ku dhaca hawo mareenka ama hunguriga cad kana soo baxda afka. 2. Cudurka qaaxada oo ku dhaca sanbabka.

Qufac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -fici)

1. Cid qufac ka imaansho. 2. Nafley qaaxo qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qufac

oofwareen | urug | balqan-keene | boronkiito | cudurro-faafa | darato | dhugato | duray | hargab | holac-cad-hunguri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg