Tibaax
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-xyo, m.dh)1. War aan xaqiiqdiisa la hubin. 2. Qaabka xisaabta aljebriga. 3. ld tibaaxid.
Tibaax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Wax u malayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tibaax ↴
addin | aragti-haraa | aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan | baraamitir | dareerin | dhufsane | faraq | garaam-isudhigan | huur-u-eegid | isle'eg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg