niyakacsanaan eeg niyakacsan. ld niyakacsanaansho.
niyakacsanaansho ld niyakacsanaan.
niyakici Cid niyakac ku abuurid.
niyakicid ld hiyikicid.
niyakicin eeg niyakici.
niyasamaan eeg niyasan. ld niyadsamaan, niyadsamaansho, niyadsami, niyadsamo.
niyasamaansho eeg niyasamow. ld niyasamaan.
niyasami ld niyasamaan.
niyasamo ld niyasamaan.
niyasamow Xumaan iyo xiqdi jirtay illaabid. ld niyadsamow.
niyasan Qof aan xumaan ama xiqdi u hayn ahaansho. ld niyadsan.
niyaxumaan eeg niyaxun. ld niyadxumaan, niyadxumaansho, niyadxumi, niyadxumo.
niyaxumaansho eeg niyaxumow. ld niyaxumaan.
niyaxumi ld niyaxumaan.
niyaxumo ld niyaxumaan.
niyaxumow 1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. ld niyadxumow.
niyaxun 1. Qof aan daacad ahayn ahaansho. 2. Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. ld niyadxun.
niyeysad ld niyeysasho.
niyeysasho eeg niyeyso. ld niyeysad, niyeysi.
niyeysi ld niyeysasho.
niyeyso Wax in la helo filasho.
niyo 1. Meesha damaca, jacaylka, xumaha iwm dadku ku qaado. 2. Rabitaan wax loo hayo. ld niyad.
niyoo U n.: hanti iwm wax dartii u bixin.
niyood eeg niyoo.
niyooroofilis (baay.) Nooc ugu caansan unugyada cadcad, kuwaas oo bannaanka uga bixi kara qulqulka dhiigga una gudbi kara nudaha jidhka si ay u soo dabaan bakteeriyada meel kasta oo ay jidhka ka weerarto. Unugyadani markay dhintaan waxay noqdaan malax.
niyurooloji (daaw.) Barashada qaabdhiska, shaqada, iyo cudurrada qaybta maskaxda, xangullada iyo dareenwdayaasha.
niyuuratoon (kiim.) Saxar saleed ku jira bu'da, leh cuf le'eg ka borotoonka mase leh saldanab. Xaaladaha qaarkood, niyuutaroonku waxa uu u mataataxaa orotoon, elektaroon iyo lid-niyuutariino aan celceliska cimrigoodu ka badanin 12 daqiiqo, marka ay ka baxaan bu'da atamka.
nofembar ld noofembar.
noh Hawo kulul oo muddo yar socota.
nohnoh1 1. Socod deg-deg ku jiro oo nafley gaajaysan ama harraadani ay samayso marka ay u jeedaan meel biyo ama cunto leh. 2. N. ah: wax mataatax noqday.
page : 30 of 35
<< < 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 >