Ereyga Maanta: herso
dhugatow Dhugato qaadid (geel).
dhugaysad ld dhugaysasho.
dhugaysasho eeg dhugayso. ld dhugaysad.
dhugayso 1. (f.g) Wax nishaabid. 2. (f.mg) Dhukaan qaadid (geel). 3. (f.mg) Garaad yeelasho (qof).
dhugbadan 1. Caqli weyn lahaansho. 2. Nishaab fiican lahaansho.
dhugbadnaan eeg dhugbadan. ld dhugbadnaansho.
dhugbadnaansho ld dhugbadnaan.
dhugcid eeg dhuguc². ld dhuguc¹ (2).
dhugdhugle Gaadiid yar oo laba shaag iyo matoor leh oo hal qof ama laba qaadi kara. ld dhugdhugley.
dhugdhugley ld dhugdhugle.
dhugi Harag ari oo sida maro loo tolay. ld dhuu.
dhugla'aan Axmaqnimo; maahsanaan.
dhuglaawe Qof aan caqli badan lahayn; dhoohan.
dhugmar Dh. ah: neef geel ah oo dhugi ku dhacday oo ka biskooday ee guri noqday.
dhugmo 1. Fiiro. 2. ld dhug (1). Caqli weyn. 3. ld dhugato.
dhugo 1. Wax fiirin. 2. Wax nishaabid.
dhugtamid ld dhaqtamid.
dhugtan (1) ld dhaqtan¹.
dhugtan (2) ld dhaqtan².
dhuguc (1) 1. Miro aad u bislaaday; dhuubaan. 2. ld dhugucid.
dhuguc (2) Miro aad u bislaasho.
dhuguf Qof gaaban oo murqo kuuskuusan leh.
dhugufsan Qof dhuguf ah ahaansho.
dhugufsanaan eeg dhugufsan. ld dhugufsanaansho.
dhugufsanaansho ld dhugufsanaan.
dhuhdhuhlayn ld dhuxdhuxlayn.
dhuhdhuhle ld dhuxdhuxle.
dhuhdhuhlee ld dhuxdhuxlee.
dhukaamid eeg dhukaan².
dhukaan (1) Cudur ur qurmoon leh geela ku dhaca, neefka daaqa u diida oo uu la caatoobo.
<< < 428 429 430 431 432 433 434 435 436 437 438 > >>